RW Rooble oo ka qeyb galay caleemo saarka Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay caleema saarka  Guddoomiyaha  cusub ee degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan   ayaa tallaabo horey loo qaaday ku tilmaamay in bulshada loo dhaweeyo maamulka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u rajeeyey Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan  in Alle u fududeeyo mas’uuliyadda culus … Continue reading RW Rooble oo ka qeyb galay caleemo saarka Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Sawirro)